DAAWO:-Wasiiro ka tirsan DFS oo ka Qayb gelaya Shirka Puntland iyo Mahad Salaad oo Fariin u diray Siyaasiinta Hawiye

0

Waxaa  soo gaadhay Wasiiro iyo Xildhibaano Puntland ku tamala DF Soomaaliya ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe, Waxayna Wafdigan ka Qayb geli doonaan Shirka Madaxwaynaha Puntland  ku Baaqday inuu Qabsoomo 15-Bisha Maarso.

Waxaan Salaan idiinka wadnaa Madaxwaynaha iyo Raysal wasaaraha oo Bogaadin u diraya Shacabka Puntland, Shirkana guul u Rajaynaya” Ayuu yidhi Wasiir Cawad oo warbaahinta kula hadlay Garoowe.

Dhinaca kaleWaxaa Wafdiga   uu Hogaaminayo Wasiir Cawad Ka hadlay Xildhibaan Mahad salad oo sheegay in Wasiirada iyo Xildhibaanada Beesha Hawiye ay Xukuumadda Nabad iyo Nolol ka dhigteen Caqiido, Wuxuuna ugu baaqay inay ka Qaybgalaan Kulamada ay Qabsato Beesha Hawiye Sida uu hadalka u dhigay.