AKHRISO:- Dowladda Somaaliya oo sheegtay inusan dalka soo gaarin Coronovirus

0

Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Federaalka ayaa Maanta warsaxafadeed ka soo saartay halista cudurka hadda loo bixiyeey COVID-19,kaas oo caalamka ka qaylo dhamiyeey dad kumanaan gaarayana cisbitaalada u jiifaan.

Wasaaradu waxay sheegtay in cudurkan uusan dalka wali soo galin ayna rajeynayaan in uusan alle soo gaarsin.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka Wasaaradda Cafimaadka.