DAAWO:- Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Arrimo Xasaasi ah looga hadlay

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo Garoowe ka qabsoomay.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey ayaa ka warbixiyey qodobadii shirka kasoo baxay.