DAAWO:- Madaxweynihii hore Puntland Cabdweli Cali Gaas oo Garoowe soo gaaray

0

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dalka ka maqnaa in ka badan 13 bilood waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe ku soo dhoweeyey guddoomiyaha barlamaanka Puntland, ku-xigeenkiisa, xubno katirsan golayaasha dowladda, siyaasiyiin xilal horay u soo qabtay iyo qaar kamid ah shacabka Garoowe.

Soodhoweynta kadib Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si wadajir ah warbaahinta ula hadlay.

Hoos ka daawo.