DHAGEYSO:-Maamulka Sh/Dhexe Oo Amar Ku Soo Rogay Shacabka Jowhar

0

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan oo loo yaqaano (Axmed Faal) ayaa awaamiir culus dul dhigay shacabka magaalada Jowhar.

Axmed Faal ayaa shacabka iyo ganacsatada uga digay inay qashinka ku daadiyaan waddooyinka magaaladaasi.