XOG: Masuuliyiin ka badbaaday hoobiyaal lagu weeraray wasaarada Gaashaandhiga.

0

Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda amniga iyo saraakiil ciidan ayaa ka badbaaday hoobiyaal tiro badan oo xalay lagu soo tuuray xarunta wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: