DHAGEYSO:-Sh. Xasan Daheeye oo Jawaab Siiyey Gudoomiyaha Boorame oo ku sheegay inuu Alshabaab yahay

0

Sheikh Xasan Daheeye  oo kamid ah Culimada Waawayn ee magaalada Boorame ayaa ka hadlay Gefkii Dhinaca Diinta ee uu ku Kacay  Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Iyo Sidoo kale eedaymo uga yimid.