DHAGEYSO:-Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo bixiyay waraysi & arimaha uu uga hadlay

0

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ka dhacday doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo uu ku soo baxay Axmed Cabdi Kaariye oo loo yaqaan Qoor-Qoor. Axmed Cabdi Kaariye ayaa helay 66 cod halka musharaxa ku soo xigay uu helay 9 cod oo keliya. Isla doorashada ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ayaa sidoo kale lagu doortay madaxweyne ku xigeen, waxaana loo doortay Cali Daahir Ciid oo helay 46 cod.

Hoos ka dhageyso waraysiga