DAAWO: Xildhibaan C/xakiin “Ahlu Sunna Awood ayaa looga saaraya gobolka Galgaduud”.

0

Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda magaalada Dhuusamareeb ayaa weeraray afka ah ku qaaday hogaanka Ahlu Sunna.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Ahlu Sunna aysan wax hormar ah u ogoleyn dadka degaanka isla markaana ay yihiin koox hab qabiil u abaabulan oo dhismaha Galmudug ka soo horjeeda.

HOOS KA DAAWO: