DAAWO: Khudbado xasaasi ah iyo qaabka ay u dhacday doorashada Galmudug.

0

Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Eng. Cabdi Sabriye ayaa khudbado xasaasi ah ka jeediyay hoolka doorashada magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO: