DHAGEYSO:- C/rashiid Janan oo Doon ku tagay Kismaayo

0

War na soo gaaray ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo maalmo ka hor ka baxsaday dowladda Soomaaliya uu gaaray magaalada Kismaayo.