AKHRISO:- Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Magacaabay Taliye Cusub

0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Ismaan Karaash ayaa waxaa lagu Magacaabay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Ceyn ee Puntland.

G/Dhexe Jaamac Saxardiid Barre ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Taliyaha Cusub ee qeybta Booliska Gobolka Ceyn, isagoo bedelaya Taliyihii hore ee Gobolkaas.