AKHRISO:- Madaxweyne Xaaf oo Magacaabis Sameeyay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Taliyaha Amniga Gobolka Mudug u magacaabay G/le, Duraan Cabdi Xaashi halka taliya ku-xigeenna loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Warsame.