DHAGEYSO:-DFS oo si cad u sheegtay in aan lasiindoonin wax shahaado ah Ardayda Puntland

1

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan siin doonin Shihaahada dugsiga Sare hadii aysan galin Imtixaanka dowlada dhexe ee Somaaliya Ardayda degaanada Puntland.

Waxaa uu si cad u sheegay Puntland haddii aysan ka qeyb galin imtixaanka dowladda federalka in ardaydooda aan lasiindoonin wax shahaado ah, sidaadarteedna loo baahan yahay in ay isku filnaadaan.

Comments are closed.