DAAWO:-Burburkii dalka kadib, Muqdisho oo uu ka Furmay Tababarka Diblumaasiyiinta

0

Magaalada Muqdisho waxaa Muddo 30-Sanno kadib ah Tababar Looga Furay Diblumaasiyiin Soomaaliyeed.

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inay ku Faraxsan yihiin In Machadka Diblumaasiyadda ee dib looga furay Muqdisho uu Qabto Kulan Noocan ah,   Wuxuu sheegay inuu Machadku Bixin doono Tababaro kala duwan iyo Waxbarasho Jaamacadeed.

Cawad ayaa sheegay inay doonayaan in Dhalinyaradda Soomaaliyeed Ay Mustaqbalka dhow doonayaan inay Noqdaan kuwa u dhigma dhiggooda.