Akhriso:-Dowladda Soomaaliya Oo Kala Dirtay Masuuliyiintii Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir

0

War ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumada somaliya Cabddulaahi Cali Xasan ayaa lagu kala diray Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo ku xigeenadiisa.

Warka kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershada xykuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegag in baaritaan muddo socday iyo cabasho ka jirtay hanaanka maga aabista maamulka rugta ganacsiga lagu kala dieay xubnahaan.

Ugu dambayntii Wasiirka Ganacsiga ayaa faray maamulka rugta Ganacsiga iyoWershadaha Soomaaliya in ay si dhaqsaha u soo magacaabaan xubnaha cusub ee rugta ganacsiga gobolka Banaadir.