DHAGEYSO:-Axmed Madoobe ” Dadka Buuraha ku Jira Cid iiga Aqoon Badani Majirto”

0

Hogaamiyaha maamulka jubbaland oo wali ku sugan magaalada boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa booqasho ku tagay xarumaha waxbarashada iyo goobaha dowaladdda ayaa si aan laga filaynin uga hadlay arimaha kooxda alshabaab .

Axmed madoobe ayaa si cad u sheegay in uu yahay qof si wanaagsan u yaqaana dadka duurka ku jira ee ka soo horjeeda nabad ka dhalata soomaaliya