DEG DEG: Thaabit Cabdi oo qaab cajiib ah u furay xarunta xisbigiisa

0

Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16-1-2020 si rasmi ah u daah-furay xarunta Dhexe ee Xisbiga Awoodda Shacabka (PPP) oo si casri ah loo qalabeeyay.

Ka dib furitaanka Xarunta,Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Cabdi Maxamed oo shir jiraa’id ku qabtay gudaha Xarunta Dhexe ayaa si kooban wuxuu Bulshada Soomaaliyeed ula wadaagay argtida, ujeedka iyo himiladda Xisbiga Awoodda Shacabka.

HOOS KA DAAWO: