DAAWO: Qaramada Midoobay oo ka hadashay wada hadalada Somalia iyo Somaliland

0

Ergayga Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya James Swan oo magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlay wada hadalada Somalia iyo Somaliland warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose