DAAWO:- Kornayl Caarre oO Ciidankii Wareejiyey iyo Hadalkii uu jeediyey

0

Waxaa maanta Munaasibad ka dhacday duleedka magaalada Ceerigaabo uu Kornayl Caarre Gudiga dhex-dhexaadinta ku Wareejiyey Qaar badan oo kamid ah Ciidamadii Jabadhiisa.

Kornayl Caarre ayaa sheegay inuu si dhab ah ciidamada ugu wareejiyey Gudiga, wuxuuna ku dar-daarmay in meel wacan la gaadhsiiyo ciidanka iyo Saraakiisha, Wuxuuna taliyaha ciidamada Somaliland ka codsaday inuu Cadaalad sameeyo, Sidoo kale Muuse Biixi ayuu u diray fariin ah inaan Qabiilku waxba tarin.