DHAGEYSO:-Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacday Gobolka Jubbada Hoose

0

Faa faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xoogan oo xalay ka dhacday qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.

Duqeynta oo ay fuliyeen diyaarado aan heybtooda la garan ayaa waxaa laga fuliyey agagaarka degmada Dhoobley ee gobolkaasi.