DHAGEYSO+MUUQAAL:-Wajigii Labaad ee Nabadaynta Ceelafwayn oo Lasoo Gabogabeeyay

0

Wajigii Labaad ee Nabadaynta Ceelafwayn ayaa Lasoo Gabogabeeyay heshiis buuxa oo qodobo lagu kala saxiixday ayaa goobta laga sheegay balse lama oga in heshiisku uu dhaqan gali doono