XOG: Khilaafka madaxtooyada Somalia iyo madaxweynayaashii hore oo dib usoo laabtay

0

Waxaa dib usoo bilowday khilaaf culus oo u dhaxeeya madaxtooyada Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Beelaha Hawiye ka dib markii ay dhaqan geli waayeen balamo siyaasadeed oo horay ay u wada galeen.

HOOS KA DAAWO: