Khilaafka Khadiijo iyo Isloow oo xoogeystay.

0

Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo wasiir ku xigeenka wasaarada Axmed Cumar Isloow.

HOOS KA DAAWO WARARKA KHILAAFKA LA XIRIIRA: