DAAWO:-Maxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Golaha Wasiirada Puntland?

0

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Hindise Sharciyeedka Xeerka Dugsiyada Qur’aanka, Fidinta Adeegyada Ganacsi iyo kordhinta Dakhliga, Bandhiga Qorshaha Warbaahinta ee Dowladda iyo qodobo kale.

Waxaa ka warbixinaya Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland