DAAWO: Beelo ka soo horjeestay qaabka xulista xildhibaanada Galmudug.

0

Muran xoogan ayaa ka taagan qaabka loo soo xulayo xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug, waxaana dhaliilay oo ka baxay hanaanka xulista xildhibaanada beelo badan.

HOOS KA DAAWO: