DAAWO:- Wasiirka Maaliyadda Oo Shaaciyay Xilliga Deynta Laga Cafinayo Somalia

0

Wasiirka Wasaarada xukumadda soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beeyle ayaa sheegay in uu soo dhaweeynayo hadal ka soo yeeray dhawaan Agaasimaha hey’adda Imf.

warbixinta ka soo baxday Imf ayaa ku saabsan meel marinta deeyn cafinta dowlada soomaliya ,waxaana ka hadashay haweeneyn Agaasima ka ah hey’adda taas oo lagu magacaabo Kristalina Georgieva.

wasiir beeyle oo kuqabtay shir Jaraa’id xafiiska ayaa warbaahinta usheegay in Hay’adda Imf ay soomaliya kala shaqeeyneyso dib uhabeeynta maaliyada isla markaan eey soomaliya heeyso wadadii deeynta looga cafin lahaa.

waxaana uu wasiirku sheegay in socdaan daalo looga cafinayo deeynta soomaliya bisha febarayo ee sanadka cusub 2020.

waxaana shalaytoole eheed markii ugu horeeysay ee golaha wakiillada dalka mareekanku an sixiyeen cafinta deeynta lagu leeyahay

#SNTV

Wasiirka Maaliyadda XFS Abdirahman Dualeh Beileh ayaa soo dhaweeyey warbixinta agaasimaha maamulka hay'adda lacagta aduunka.

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i Onsdag den 18. december 2019