XOG: Kheyre oo la kulmay Sheekh Shariif iyo Isbaheysi cusub oo bilowday.

0

Warar aan helnay ayaa sheegaya in kulan qarsoodi ah oo waqti badan qaatay ay yeesheen Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sida aan xogta ku helnay kulanka ayaa dhacay inta Ra’isal Wasaare Kheyre uusan u amba bixin dalka Qadar todobaadkii hore.

HOOS KA DAAWO XOGTA KULANKA: