DHAGEYSO:-Kala Diridii Guddiga Doorashada Somaliland Oo La Soo Dhoweeyey

0

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa soo dhoweeyey kala diridii lagu sameeyey xubnaha guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi.

Hoggaanka xisbiyada UCID iyo Wadani oo si wadajir ah u soo saaray bayaan cusub ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin go’aankaasi.

Arrintaan ayaa meesha ka saareysa khilaafkii u dhexeeyey xukuumadda Muuse Biixi iyo mucaaradka ee sababay dibadbaxyadii dhowaan ka dhacay deegaanada Somaliland.