DAAWO: Dowladda oo xabsiga dhigtay Taliyihii Xabsiga dhexe

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay shaqadana ka joojisay taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar Jeneraal Xiirsiile ka dib markii uu ka soo muuqday muuqaal nin dhaawac ah oo maxbuus ahaa oo uu si qasab ah kala soo baxay Isbitaal lagu daaweynaayay.

HOOS KA DAAWO AMARKA DOWLADDA: