DAAWO:-Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka oo la wareegtay Iskuullo cusub oo ku yaal caasimadda

0

Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa la wareegtay Iskuullo cusub oo kuyaal caasimadda, kuwaas oo bixin doona waxbarasho lacag la’aan ah.