Akhriso:-Puntland oo ku dhawaaqday habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasada

0

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ku dhawaaqeen Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland.

Guddiga ayaa sheegay, in qabashada codsiyada diiwaan-gelinta, ay socon doonto mudda saddex bilood ah laga soo bilaabo 15-kii  bishan December 2019  ilaa 15-ka March 2020-ka, wakhtigaasi oo ay ku egtahay diiwan-gelinta ururada Siyaasadda.

Halkan Hoose ka Akhriso