DAAWO: Axmed Madoobe oo arrimo xasaasi ah ka hadlay.

0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si kulul ugu hadlay duulaanka iyo qorshaha ay dowladda dhexe ka wado gobolka Gedo.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in madaxda sare ee dowladda ay qalalaaso iyo fowdo ka wadaan degmooyinka gobolka Gedo.

HOOS KA DAAWO: