DHAGEYSO:-Xildhibaano ka tirsan BFS oo si kulul uga hadlay colaada Gobolka Mudug

0

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka BJFS ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay degaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee gobolka Mudug,dagaladaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyaa laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deegaannada lagu dagaalamay,waxaana dagaalkii shalay dhacay ku geeriyooday in ka badan 20 Ruux.