AKHRISO:- Shir Muhiim ah oo maanta ka furmay Muqdisho

0

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa maanta daah-furtay Shirka Wada-tashiga Qabyo-Qoraalka Siyaasadaha Hirarka,Lambarada iyo Isku-xirka.

Shirka waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan DFS.