DHAGEYSO;-Xildhibaano ka Tirsan BFS Oo Ka hadlay xiisada degmada Buulo-Burde

0

Maalmihii la soo dhaafay waxaa degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ka jiray xiisado siyaasadeed iyo banaanbax uu ku dhintay hal Ruux laba kalena ay ku dhaawacmeen,waxaana xiisadaas ka hadlay Xildhibana ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacbaka ayaa sheegay inay tahay wax lag xumaado waxa ka socda Buulo-Burde iyo khasaaraha dhimasho ee ka dhacay.