AKHRISO:-Liiska Odayaasha saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay

0

Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu dhawaaqay iyada oo maanta la xareynayo.

Liiska Odayaashan ayaa waxaa Guddiga Farsamada dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug ku wareejiyay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

Odayaashan ayaa waxaa ay soo gudbin doonaan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug iyada oo Bisha December ee berri billaabaneysa ay noqoneyso bisha doorashada Guddoomiyha Baarlamaanka, iyo Madaxweynaha Galmudug.