DHAGEYSO:-Aabe Wiilkiisii La Dilay Oo Cadaalad Dalbaday

0

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay, Xuseen Cali Sheekh oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeynsan jiray mootada nooca Bajaajta.

Marxuumka ayaa waxaa agagaarka isgoyska Soobe ku dilay askari ka tirsan ciidamada dowladda.

Aabaha wiilkaasi ayaa dowladda federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir ka dalbaday in cadaalada la horkeeno askarigii dambeeyey dilka wiilkiisa.