DAAWO:-Wararkii ugu dambeeyay dagaal 3-Qof ku dhinteen oo Weli ka socda Gobolka Sanaag

0

Buuraleyda Gobolka Sanaag Waxaa maanta ka dhacay Dagaal dhaliyey Khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac,  Waxaana la sheegay in dagaalka oo Laba beelood u dhexeeya ay ku dhinteen hada 3 Ruux, Halka ay ku dhaawacmeen 7-Ruux.

Waxaa lagu soo waramayaa in  Deegaanka uu dagaalku ka dhacay uu yahay meelaha laga Qodo DAHABKA,    Waxaana la xusay in Roobkii uu soo saaray Dahabka, taasina ay keentay in lagu dagaalamo.

Xildhibaan Jaamac Jibriil oo kamid ah golaha deegaanka magaalada Ceerigaabo ayaa ka warbixiyey Wararkii ugu dambeeyay.