DAAWO: Maxaa keenay in xilka laga qaado Xeer ilaaliyaha qaranka

0

Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday Xeer ilaaliyihii qaranka Dr Axmed Cali Daahir hadaba maxey tahay sababta warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose