AKHRISO:- Wafdi ka socda QM oo soo gaaray Muqdisho

0

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaarey oo lagu soo dhaweeyey wafdi uu hoggaminayo u qayb sanaha Somalia ee Hay’adda qaramada midoowbey ee hormarinta warshadaha Ygor Scarcia.

Xubnaha wafdiga ayaa waxaa ay booqdeen Xarunta Wasaaradda Gananacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ee muqdisho, iyaga oo la kulmay Wasiirka Wasaaradaas C/laahi Cali xasan.

Wasiirka iyo Ygor Scarcia ayaa waxay kawada hadleen arimo badan oo waxtar u leh horumarinta Wasaaradda iyo guud ahaan Soomaaliya,waxaana wafdiga la filayaa inay la kulmay madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya