DAAWO Sheekh Umal oo goaan badbaadiyay dad badan qaatay

0

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in uu goaan ku qaatay in la baajiyo muxaadaradii uu ku qabanlahaa Muqdisho sheekhu wuxuu sheegay in madaxda DF ay ku adkeysteen in la qabto warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daaqo muuqaalka hoose.