DAAWO:-Wasiirka cadaaladda oo ka warbixiyay Shirka wasiirada Carabta oo uu kaga qayb galay dalka Masar

0

Wasiirka Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka Soomaaliya  ayaa kulan gaar ah la yeeshay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caddaaladda Dalka Marooko.

Agaasimuha ayaa Wasiirka iyo xubnaha kale  ee la socday uga warramay hannaanka dhismaha hay’adaha cadaaladda Dawladda Marooko iyo habraaca shaqo ee ay leeyihiin