AKHRISO:- Cidamada Dowlada oo howlgalo ka wada Awdhigle

0

Ciidamo katirsan Millateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay howlallo ka wadaan degmada Awdhegle ee Gobolka Shabeellaha hoose,halkaas oo qarax lagula eegtay Ciidamo katirsan Dowladda iyo kuwa AMISOM.

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro kala duwan,hayeeshee Al-Shabaab ay sheegteen inay ku dileen ku dhowaad 10 Askari.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidaada saakay ilaa xalay ay degmada Awdheegle ka wadaan holwgallo baaritaano ah oo laga sameynayo Gudaha degmada iyo tuulooyinka hoostaga.