SAWIRO:- Xubno ka socda Midawga Africa oo Baladweyne tagay

0

Xubno ka Socda Midowga Africa ayaa gaaray Baladweyn Waxana Hogaaminaya Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Africa Ee Somaliya Waxaana ay la kulmeen Madaxweyne Xigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Socdaalka Xubnahan ayaa lagu Sheegay in ay la Xiriirto Arimaha Amniga iyo Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabelle Ee Baladweyn.