SAWIRO:- Ciidanka Amniga Garoowe oo khamri gacanta ku dhigay

0

Taliska ciidanka ammaanka ayaa saldhigga dhexe ee Garoowe ku soo bandhigay Khamri, Xashiishad, toorayo iyo agab kale oo kooxaha waxfurta ay adeegsadaan.

Waxaa kale oo ay soo bandhigayaan kooxo caadaystay inay qalaan ariga magaalada oo aad looga cabanayey.