DHAGEYSO:-Xildhibaan Dalxa”Madaxda DFS iyo Kuwa Mucaaradka Faragalinta Haka Daayaan Doorashaddda”

0

Iyadoo muran xoogan uu ka taagan yahay in doorasho ay ka qabsoonto dalka sidoo kalana muran xoogan uu ka tagan yahay nooca doorasho somaliya ka dhici doonta ,marka la gaaro 2021-ka.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan golaha shacabka ayaa waxa uu ugu baaqay dhinacyadda ku howlan ka hadalka doorashooyinka ka dhacaya dalka soomaliya in faragalin lagu sameynin hay’adaha awooda u leh nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa in ay Go’aamiyaan.