DHAGEYSO:-Cuqasha Iyo Dhalinyarada Soomaaliland Oo Ku Baaqay In Deg Deg Loo Sii Daayo Masuulyiinta Waddani Ka Xidhan

0

Cuqasha Iyo Dhalinyarada Xaafada Maxamuud Haybe Ayaa Maamulka Muuse Biixi ugu Baaqay In Deg Deg Loo Sii Daayo Masuulyiinta Waddani Ka Xidhan ka dib khilaaf ka dhashay arintaas oo xiligan ka taagan guud ahaan soomaaliland.