Dawlada Ingriiska Oo Walaac Ka Muujisay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaridka Ah Ee Somaliland

0

Dawladda UK,ayaa Walaac ka Muujiyay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaradka Somaliland.

Madaxa Xafiiska Uk ee Hargaysa Struat Brown,ayaa Sheegay inay Dawladda Ingriiska so weyn uga walaacsantahay Talaabooyinka Lagu xidhxidhay Madaxda Mucaaradka,Waxaana uu ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladda dhinacyadda,si ay u qabsoomaan Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Deegaanku,isla-markàasna aanay wakhtigooda dib-uga-dhicin.