AKHRISO:- Tiradda Xisbiyada diwaangashan oo gaartay 63 xisbi

0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah gudoonsiiyay ilaa 6 xisbi siyaasadeed oo cusub.

Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ahaa.

1-Xisbiga qaran,

2-Xisbiga hor-usocodka shaqaalaha,

3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa,

4-Xisbiga Saanuu,

5-Xisbiga midnimada,

6-Hugaan qaran.

Tirada guud ee xisbiyada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan gudiga doorashooyinka qaranka ayaa hadda ah 63 xisbi.